28th March 2024  admin  Category :

Cutubyo Katirsan Ciidanka Puntland oo Gaarey Tukaraq.

Wasiiro iyo saraakiil katirsan Puntland ayaa duleedka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ku soo dhoweeyey cutubyo katirsan ciidanka difaaca oo ka soo kicitimay deegaamo katirsan gobolada Bari iyo Nugaal.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*