18th February 2026 admin Category :
Cuqaasha, Nabadoonada iyo Waxgaradka Beesha Maxamuud Harti ayaa qaadacay shirka Kasocda Laascaanood Waxay sheegeen in shirkaasi uu Yahay mid ku kooban Beesha Siciid Harti.