28th March 2024  admin  Category :

Faysal Rooble iyo Maxamed Ingiriis oo  madasha Talo iyo tusaale ku heshiin waayey ayaa madaxweyne  Farmaajo Villa Soomaaliya ku kulmansiiyey  . Marka Fahad Yaasiin iyo Cali Yare ay madaxweyne Farmaajo  u sheegayaan qofka uu la kulmayo iyo qofka uu arkayo, ma shaki ayaa kaaga jira inay Fedaro Ingiriis la mid ah ay u keenayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*