16th March 2025  admin  Category :

Madaxweynahan Soomaaliya Mudane Xasan Culusoow ayaa u magacaabay Gabadhiisa Jihaan Culusoow in ay noqoto La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Difaaca ee aabaheed

Jihaan ayaa aabaheed horay ugu magcaabay La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Amniga iyo Dib-u-habaynta Ciidamada ee Xafiiska Madaxweynaha tan iyo Agoosto 2023.

Umadda Soomaaliyeed ayaa madaxweynaha ka sugaysay in uu wax ka bedelo hogaankiisa iyo sida dalka looga ciribti lahaa argagixisada, si taas loo helona uu raadiyo dad khibrad u leh amniga, hase ahaatee taa bedelkeedu wuxuu ka dhigtay inuu caruurtiisa uu ka dhigto la taliyaal amni

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*