26th July 2024  admin  Category :

Faysal Rooble iyo Maxamed Ingiriis oo  madasha Talo iyo tusaale ku heshiin waayey, oo Faysal Rooble ka  baxay Madashaas,  ka dib markii Ingiriis dayn waayey cayda Beel Soomaaliyeed midkoodii dhintay iyo midkii  noolaba    ayaa madaxweyne  Farmaajo maanta  Villa Soomaaliya ku kulmansiiyey  . Marka Fahad Yaasiin iyo Cali Yare ay madaxweyne Farmaajo  u sheegayaan qofka uu la kulmayo iyo qofka uu arkayo, ma shaki ayaa kaaga jira inay Fedaro Ingiriis la mid ah ay u keenayaan.

 

https://youtu.be/FphQWL6yCJ8

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*