8th September 2026 admin Category :
Dawladda Puntland ayaa xaqiijisey in burcad-badeedda haysatay marka MV Lutuf ay lacag madax-furasho siiyeen DFS & Turkiga, iyada oo meesha ka saartay in uu dhacay wax howlgal ah.