27th July 2024  admin  Category :

Daawo sawir laga soo qaaday xulka kubbada cagta ee Qaranka dalka  Barazil oo Hawada Oxgeynka qaadanaya ciyaarta ka  dib markiii ay kubbad ku ciyaareen meel aad uga saraysa dhulka,

Xulka kubbada cagta ee Qaranka dalka Brazil, oo ciyaar u tegay garoon ku yaal dusha buuraha Andes ee dalka Bolivia. garoonkann ay ku ciyaareen ayaa badda ka sareeya 3,637 metres (11,932 feet) above sea level

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*