27th July 2024  admin  Category :

Daawo Caruur aabahood oo waraysi laga qaadayo qolkii ugu soo galay

Labo Cunug  ayaa abahood oo la waraysanayo, oo si toos ah caalamka looga daawanayey qolkii uu waraysiga ku bixinayey   ugu soo galay.

Macalin Jamacadeed Robert E. Kelly  ayaa BBCdu ka waraysanaysay arimaha Kuuriya isaga oo ku sugan dalkaas, waraysigii oo socda ayaa xafiiskii waxa ugu  soo galay cunug yar uu dhalay  oo dheelaya oo aan ka war haynba waraysiga meesha ka socda

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*