27th July 2024  admin  Category :

Beesha Gudabiirsay oo ka jawaabaysay  baaqii Ciise xawar ee hub ka dhigista beelaha Harti  ayaa Xoolo nool  u soo dirtay maleeshiyaadka SNM ee ay aaminsan yihiin inay hub ka dhigis sameenayaan. In badan oo ka mid ah beesha Gudabiirsay  ayaa iyaga oo aminsan Dirnimada waxay garab ku siiyaan ad iyo jeer Barakacinta Isaaqu ka wadaan ama ku hayaan bulshada  gobolka Sool,

Ciise Xawar oo ka mahadcelinaya sida beesha Gudabiirsay uga jawaabtay baaqiisii hub ka dhigista ayaa yiri sidan  ” In arintani tahay hadyad qaali ah, waa hadyad aad noogu weyn

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*