7th September 2024  admin  Category :

Ciidanka Puntland Security Force oo garay degmada Badhan ee gobolka Sanaag

Ciidanka Puntland Security Force (PSF) oo Booqasho ku tagay Deegaanka Cawsane ee Gobolka Haylaan.

Ciidamadda ayaa booqday xarunta maamulka, waaxda caafimadka iyo dugsiga waxbarashada ee Cawsane,Waxay xog wareysi layeesheen laamaha amniga iyo odayaasha iyo waxgaradka CawsaneCiidmaada ayaa ka codasaday bulshada Cawsane inay ciidamada PSF iyo laamaha kale ee amniga Puntland kala shaqeeyaan adkaynta amniga soona gudbiyaan wixii khatar ku ah deegaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*