29th March 2024  admin  Category :

Ciidanka Dowladda Puntland oo Gaadiid Dagaal Ka Qabsaday Jabhadda SNM

Magaalada Garoowe ayaa waxaa goor dhoweyd la soo gaarsiiyey qar kamid ah gaadiidkii ay ciidanka difaaca dowladda Puntland maanta ka qabsadeen ciidamada maamulka Soomaaliland.

Gaadiidka dagaalka ee lasoo qabtay waxaa ka mid ah Qoryaha Zuu-ga oo 4 baabuur ah iyo Beebayaasha dagaalka oo ilaa hadda 2 baabuur ah, waxaana laga keenay hal goob oo uu dagaalkan culusi ka dhacay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*