26th July 2024  admin  Category :

Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ee sida gaarka ah u tababaran oo ay weheliyaan ciidamada PMPF Puntland oo hawlgal dagaal oo ka dhan ururka argagixisada Al Shabaab ee ku dhuumaalaysta Buuraha Cal madow ka fuliyey Buuraleyda deegaanka Dalxooqle oo hoostaga tuulada Afurur ee gobolka Sanaag.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*