28th March 2024  admin  Category :

Xasan Culusoow “Ciidanka dowladda ayaa soo weeraray Hotelka aniga iyo Sheekh Shariif deganahay”

One thought on ““Ciidanka dowladda ayaa soo weeraray”

  1. Jirac

    Ilaa maalintuu Farmajo noqday president ilaa maanta saas bay oga daba qaylinayeen isaga iyo Thuma wllhi. Farmajo waa looga digay khayre war ka joog war jooji kala dhantaalida iyo Dagaal ka maamulada iyo dadka aad kursiga magacooda aad ugu fadhido jooji ha siin chance Ahmed madoobe intaas bay qaylineynay. Wllahi waxaa moodaa exactly saan u saadaaliyey inay wax ku socdaan “Somalia siyaasadeeda waa inaad fahamtaa sooyaalka dhacdooyinka iyo dadka” Mogadishu dadka jooga dowladnimo ma rabaan eega Cllahi Yusef dalkaba waa iskaga tagay, Ina Salad booy halkaa iyo Qahira buu iska aaday labadaan maxaa ka qaldan si aad u fahamto midna tijaabo buu ahaa midna accidental marka hada xaq bay u leeyihiin inay is sharaxaan Farmajo iyakaa keeney xalku waa in kuligood la’iska tuuro ama aynu Farmajo chance siino markaan caqlisay bay ila tahay aragna bahdii diid in bahal cunin Support president Farmajo stated today. No more mucaarad iyo qaylo

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*