![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/11/123549421_10158787975881878_8491588061567686269_n-624x428.jpg)
11th February 2025 admin Category :
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland oo ay wehlinayaan Talisyada Ciidammada Daraawiish-ta iyo Madaxtooyada Puntland ayaa tababar u soo xiray Cutubyo katirsan Ciidanka Madaxtooyada.
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/11/123139711_10158788836431878_1557967707629547984_n.jpg)
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/11/123319171_10158787976306878_4045847046427146416_n.jpg)