26th July 2024  admin  Category :

Daawo Xildhibaanada ka soo jeeda Beesha Hawiye ee Mooshinka ka keenay in Soomaaliya aan loo samayn  Ciidan isku dhaf ah oo laga keeno dhamaan gobolada Soomaaliya , iyaga oo ku doodaya in  maleeshiyaadka Muqdisho iyo Jowhar joogta inayay yihiin Ciidankii Qaranka Soomaaliyeed .

Xildhibaan Jeesoow oo ka soo jeeda Beesha Gaaljecel iyo Xildhibaan Mahad Salaad oo ka soo jeeda beesha Habar Gidir oo arintan ka hadlaya hoos ka daawo

Waa niman afduub ku haysta Qarankii Soomaaliyeed. Inta Muqdsho ay sii tahay Casimad Soomaaliyeed sidan ayaa lagu jirayaa iyo mooshin joogto

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*