26th April 2024  admin  Category :

Magaalada Buuhoodle waxaa lagusoo dhaweeyay ciidamo gaashaaman oo kasoo goostay maamulka iskii ula baxay s/land, waxaa ka qayb galay soodhawaynta ciidamada masuuliyiin katirsan golaha wakiilada,wasiiro maamulka gobolka iyo masuuliyiin kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*