27th July 2024  admin  Category :

Ciidamo Ka Goostay Maamulka SNM oo Garoowe Lagu Soo Dhoweeyey.

Saraakiisha ciidanka difaaca Puntland ayaa magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ku soo dhoweeyey saraakiil iyo ciidamo ka soo goostay maamulka Soomaaliland kuwaasi oo ku gaashaaman hubka culus iyo gaari nooca dagaalka ah.

Saraakiishaan oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay inay go’aan sadeen inay ka soo goostaan maamulka Soomaaliland kuna biiraan Puntland kadib markii ay u dulqaadan kari waayeen dhibaatada Soomaaliland ay ku hayso shacabka gobolka gobolka Sool

https://youtu.be/cy0OmUtZMow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*