16th April 2024  admin  Category :

Cutubyada qaatay Takhasusaadka kala duwan ee ciidamada PMPF oo dhoolatus kusoo bandhigaya gudaha magaalada Boosaaso.

One thought on “ciidamada PMPF oo soo bandhigay dhoolatus

  1. Jirac

    QORMADAN WAA ARAGTI ANIGA IGU GOONI AH WAANA VERY IMPORTANT IN DADKANAGA AY HOOS EEGAAN KHAASATAN ARIMAHA DOORASHADA EE HADA TAAGAN. Somalia ?? xaaladeedu waa halis the whole week I was researching. BISMILLAHI RAHMANI RAHIM. Xaalado halis ah baa is huwan Somalia ?? oo u baahan in si fiican loo fahmo. Aniga shaqsiyan waxay iiga dhaganeyd Farmajo ma waalan yahay oo ma wuxuu rabaa inuu dumiyo wixii la soo tabcayey oo ah Somalia ?? oo Federal ah oo nabdoon oo madaxdeeda xilka wareejiya waqtiga loo idmaday. Si gaara waxaan aad ula yaabanaa maxaa ku kalifay in uu GEDO ku dhego maxuu rabaa ma latiyaal wax laga soo gudbay sida walaaha GALGADUUD kuwii la baxay miyaa dabinkan siyaasadeed galiyey? mise inuu wax musuqo buu rabaa khasatan xildhibaanada gobolkaas? Mise sidii adeerkii buu xukunka isku dhejinayaa? Markaan su’aalahaas markaan hoos eegay waxaa ii soo baxday wax lama filaan ah oo si fiican u baahan in la fahmo. Waxaa ii soo baxay in Madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmajo inuu labo wax yaalood ku saxan yahay labana uu ku qaldan yahay. Hadaan ku hor maro wax labada uu ku saxan yahay 1. Inuu iska ilaaliyo JAMES SWAN waa ku saxan yahay 100% Waxaan ogaaday James swan inuu Nairobi deganaa since 2003 waxaan ogaaday inuu la shaqeyn jiray AMBASSADOR AHMED WALAD ABDALLA IYO AMBASSADOR MAHIGA. Gadaal baan inta kale ka falan qeyn doonaa. 2. Kenya ?? inuu xiriirka diplomat u jaro madaxweyne Farmajo wuu ku saxan yahay I would do even Farmajo did dareykayga markaan fahmay qalad kooda iyo khasatan Somali airspace violation 16x marka laga reebo joogitaanka ay Amisom ku joogaan sida Uganda ?? iyo Djibouti ?? No difference Kenya bada Somalia ayey si weyn u damaasisay waana xad gudub bur burka baana keenay iyo in jubaland ay dhisanto. Labo waa ku qaldan yahay 1. AMBASSADOR NICOLAS HOYSAM INUU PERSONA NON GARADA dalka looga saaro wuu ku qaldamay. 2. Emarates inuu si diplomacy ah ula dhiil gareyn waayo wuu ku qaldamay waayo Emarates ku taariikh baa naga dhaxeysa oo awoowe yaadhood baa BENDER QASIM iyo AL ULAA IMAAN JIRAY waa xaqiiqa wax ma tarayaal daneysta yaal ha ahaadaan hadana business baa naga dhexeeyey marka waxay aheyd inuu iskaga daba noq noqdo Kuwait ?? Dubai, Doha. Waayo Qatar ?? la safashadeeda way na ximiyeen Emarates ku oo waxayba ku xad gudbeen QARANIMADA SOMALIA ?? si hadii loo eego Djibouti ?? na challenge bay la galeen oo Berbera ayey kula challenge gareynayaan xaga dekedaha haday Doorale port lumiyeen oo Chinese la wareegay si hadii loo fiiriyo waa Qalad aad u weyn oo qar iska xoor nimo ah si hadii loo eegana Hargeysa awalba Somali magaceeda inay tir tiraan way u tafa xayteen oo dagaalkii SNM ay waden maba joogsamin oo hadba shaati un u bedelayeen xaga puntland xaga Mogadishana qaraxyo un bay ka wadeen oo iyakaaba qietay taas. Hadden ku noqdo james swan xaas kiisu waa Kenyan ?? Marka Farmajo extension lix bilood ah ha loo sameeyo run markii la sheegana case ka maxkamada ICJ Somalia ?? baa heleysa xaqeeda insha Alaah marka maadaama wax badan ka ogaaday xaaladahaas is huwan owgeed five months wax weyn ma’ahan ee ha loogu daro waliba waxay u noqoneysaa WIN waxaana ku badbaadaya dalka oo waxaa ka nabad galeynaa dowlado si guracan mid siyaasadeed iyo mid dhaqaale wax ku raadinaya waayo kuligayo waxaynu wada ognahay XINKII CARABTA DHEXDOODA ahaa oo uu waday inankii yahuudiga ahaa ee JARED KUSHNER ee uu dhex dhigay SAUDI ARABIA ?? IYO EMARATES OO DHIBAC AH IYO QATAR ?? OO DHINAC AH IYO TURKEY ?? OO CIIDAN DUL DHIGAY marka dhibkaas iyo shidadaas maxaan anagku u noqoneynaa victims? Maanta awood aan iskaga difaacno ma lihin Kenya ?? Emarates iyo dawlad waalan qabiil gooniya wax siisa aragtideyda aniga kaliya ayey ii gooni ah wax ku dara waxna ka bedela waa sida aan shaqsiyan kaley markaan fiiriyey siyaasadaha is diidan aan u arkay waan qaldanaan karaa waayo arimaha Somalida mar horaa iigu danbeysay 2020 baan dalka dib u eegay qorshaha iiguma jidhin ilaa 2025 iyo wixii ka danbeeya CORANAOW MAGACAA BA’A ilaahay baa keenay

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*