26th July 2024  admin  Category :

 Ciidamada Booliska Dawladda Puntland GOODIR ee dhowaana loo soo xiray tababarka ay qaateen ayaa maanta durhur- nimadii u ambabaxay Taliska Ciidamada Boolisku ku leeyahay caasimada Dawladda Puntland ee Garoowe.

Guddoomiyaha Gudigga dib u habaynta Ciidamada Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Taliyaha Ciidamada Booliska Gen Cabdiyare Xasan ayaa Ciidamada ku sagootiyay Xerada Ciidamada ee Xorgoble.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*