26th July 2024  admin  Category :

Ciidamada Aminiga Boosaao oo fashiliyey Qaraxyo ay reer Boosaaso ku xaxuuqi lahaayen

Maamulka Gobalka iyo kan Degmada Boosaaso ayaa soo bandhigay walxaha Qarxa oo laamaha amaanka ee Gobalka Bari ay ku qabteen howlgal ay ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*