5th June 2025  admin  Category :

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa Ummadda Islaamka, Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland, ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah hambalyo ugu diray Ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland iyo carruurtooda, isagoo u rajeeyay in Alle ka aqbalo dadaalkooda iyo juhdiga ay u hurayaan difaaca dalka iyo dadkaba.

“Waxaan Dadka reer Puntland ku boorinayaa Midnimo, Wadarka iyo in gacmaha la is qabsado” ayuu yiri Guddoomiyaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*