
30th September 2023 admin Category :
Garaad Cali Ciid, oo u waramayey Radio Daljir, ayaa sheegay in beesha caalamka aysan dhihin oo kalliya kani gar leh, midka kallena gar leh oo ay cidda gardaran runta u sheegtaan taas oo ah maamulka Hargeeysa oo soo duulay. Wareeysiga oo dhinacyo badan taabanaya fadlan kalla soco xaga hoose.