8th February 2023  admin  Category :

“Maamulka Puntland waxaan gaarsiinaynaa Bartamaha magaalada Ceerigaabo”

Wasiirka arrimaha Gudaha Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad “Ma jiro Gobal Puntland gacanteeda ka maqan Gobalka Sanaag Boqalkiiba sagaashan wuxuu ku jiraa gacanta Puntland marka laga Reebo Degmada Ceeri-Gaabo, Arrinta Gobalka Sool waxaa naga maqan magaalada Laas-caano iyaddana shaqadeeda waa socotaa iyadoona Dhiig ku daadan dhammaan Dhulka Dastooriga ee Puntland way ka wada dhacayaan Doorashooyinka hal qof iyo hal cod ”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*