23rd October 2024  admin  Category :

Mid ka mid ah siyaasiyiinta uu Suldaan Siciid niyad jebiyey  oo hadda ka hadlay warbaahinta.

Cabdulqaadir Jaamac Xaamud, oo ka mid ah siyaasiyiinta degaanadii ay ka soo jeedeen ee Ceerigaabo Nacnaca ka  siistay beelaha Isaaq , ayaa hadda ku waabariistay Xilka uu Suldaan Siciid u magcaabay Ciise Xawar oo dalka dibadiisa looga yeerayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*