20th April 2026 admin Category :
Wasiirka wasaaradda Amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi Dowlad iyo wafti la socda ayaa si weyn loogu soo dhowayey degmada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland.