
16th November 2025 admin Category :
Dowladda Puntland ayaa muddo 4-cisho ah Ceel cusub uga hirgelisay magaalada Hadaaftimo, iyadoo la fulinayo amarka Madaxwehnaha Dowladda Puntland ee ahaa in dhakhso Ceel loogu sameeyo Hadaaftimo madaama kii hore ciladoobay.







