26th July 2024  admin  Category :

Cabdi Caynte Ma wuxuu doonayaa qof kasta oo ka soo jeeda Beesha Hawiye ee  geeriyooda   in uu Raisul wasaaraha Soomaliya  u abtiryo.

Allah ha naxariistee magaalada Muqdisho waxa lagu dilay Wiil dhalinyaro ah oo lagu magcaabi jiray Maxamed Maxamuud Sheek Cali, oo uu dhalay taliyihii hore ee ciidanka Cirka, ee  ka soo jeeday  beesha Cabdulle Galmaax , Wacbuudhan Abgaal , .

Isla maalintaas waxa magaalada Buuhoodle lagu xasuuqay shacab Soomaaliyeed oo ka shaqaynayey midnimada Soomaaliya. Qaar ka mid ah siyaasiyiintii loo dilay inay ka shaqaynayaan  midnimada Soomaaliya sida Allah ha u naxariistee  Cabdifataax Maxamed Cali (Rotman) , ayaa   ahaa lataliyahii  Ra’isal Wasaarihii ka horeeyey Khayre.  Wasiirkii hore ee qorshayntu Soomaaliya ka ma tacsiyadeen  xasuqii ka dhacay Buuhoodle, hadaba soo ceeb iyo fool xumo kuma aha wasiirka , baaritaankii dilka wiilka oo aan dhamaan inuu Raisul wasaaraha Soomaaliya ku eedeeyo maxaad ugu abtirin wayday Wiilka dhintay

Xasan Culusoow, Cabdi Caynte, Mahad Salaad, CabdiraxmaanCabdi Shakuur, Taabit ayaa afduub ku haysta caasimaddii Soomaaliyeed. Inata Muqdisho caasimada sii  tahayna   Soomaalidu  waa akhrisan doontaa qoraaladan maalaa yacniga Ah iyo sawir Guri Muqdisho ku yaal lagu galay oo loogu booteenayo Siyaasi Soomaaliyeed ama maamul goboleed Soomaaliyeed.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*