Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th November 2024  admin  

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Lataliyaha Boqorka Sacuudiga Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta la kulmay Dr Cabdalla Rabiica oo ah la taliyaha Boqorka Sacuudiga ,ahna madaxa xarunta King Salman ee gargaarga deg-degga ah. Kulankaan sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Axmed Bin Muxamed al […]

28th November 2024  admin  

Yaa leh fekerka maraqa digaagga ee la isku heysto? Maraqan adag, ee laga sameeyay yaanyo iyo caanaha garoorka oo adag, laguna daray subag iyo dhir aan badneyn, ayaa aad loogu iibiyaan maqaayadaha dalal badan, iyadoo Soomaalida dhexdeedana uu caan ka yahay. Balse maraqan ay dad badan oo daafaha dunida ku nool ay aad u jecel […]

28th November 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Shire iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Mudane Muuse Maxamed Cismaan ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Maamulaha Bangiga Adduunka ee […]

28th November 2024  admin  

Imaaraadka oo ay u kiraysan yihiin Dad laaya siyaasiyiinta Yemaneed Baaritaan ay samaysay BBC-da Carabiga ayaa lagu ogaaday in Imaaraatka ay soo kireysteen calooshood u shaqeystayaal Mareykan ah si ay u dilaan siyaasiyiin u dhashay Yemen. <blockquote class=”twitter-tweet” data-media-max-width=”560″><p lang=”tl” dir=”ltr”>Baaritaan ay samaysay BBC-da Carabiga ayaa lagu ogaaday in Imaaraatka ay soo kireysteen calooshood u […]

28th November 2024  admin  

Abiye Ahmed: ‘Itoobiya waxay aaminsan tahay midnimada Soomaaliya’ Shir ay Jimicihii yeesheen Xisbiga Barwaaqada ee haya talada Itoobiya ayaa waxa isugu yimid masuuliyiinta ugu sareeya ee waddankaas, sida ra’iisul wasaare Abiye Ahmed. Shirkaas oo ay uga hadlayeen arimaha Itoobiya, sidoo kalana lagu sagootinayay ra’iisul wasaare ku xigeenkii dalkaas oo is casilay, ayaa waxa uu ku […]

28th November 2024  admin  

Sidee ayay Koonfur Afrika uga falcelisay go’aankii Maxkamadda ICJ? Madaxweynaha Koonfur Africa Cyril Ramaphosa ayaa Jimcihii shalay ku amaanay Maxkamadda Caalamiga in ay xaq u aragtay, xukunna ay ka ridday kiis dacwo ah oo ay ka gudbisay Israel. ICJ ayaa shalay xukmisay in Israel ay qaaddo tallaabooyin ay uga fogaaneyso dhimashada dadka rayidka ah ee […]