Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th June 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo kireystay shirkad u fududeysa socdaal uu ku tago Mareykanka iyo la-kulanka Kongresska xili ay sii kordheyso cambaareynta ugu imaaneyso maamulka Joe Biden

9th June 2025  admin  

Dawladda hoose ee degmada Boosaaso oo kaasahanysa wakaaladda xoogga korontada Boosaaso ayaa daah-furtay Barnaamijka nalaynta magaalada Boosaaso, iyadoo wadooyinka waaweyn ee magaalada La iftiiminayo.

9th June 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay qaraarkii ka soo baxay Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo dhoweynayso qodobka ku saabsan in ay Soomaaliya Midowga Afrika usoo diraan ergay ka caawiya Soomaalida in ay wada hadlaan. Hadalkan waxaa sheegay Wasiirka Warfaafinta Cusmana Abuukar Dubbe oo goor dhowayd shir […]

9th June 2025  admin  

Wasaaradda Amniga oo magacawday guddi soo baara dhacdadii Garoonka Aadan Cadde Wasaaradda Amniga Gudaha oo magacawday Guddi soo baara Rabshadihii ka dhacay Khamiistii Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Hoos ka akhriso Magacyadda Guddiga:

9th June 2025  admin  

Golaha Amaanka ee Qaramada Miboobay ayaa mar kale soo saarey qoraal ay ku miijinayaan sida ay uga walaacsan yihiin sii socoshada is-horfadhiga siyaasdeed iyo heshiis la’aanta u dhexeysa hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya ee ku aadan doorashada dalka. Waa markii labaad ee todobaadkan gudihiisa ay Golaha Amaanku qoraal ka soo saaraan xaalada cakiran ee Soomaaliya. Dhinaca kale […]

9th June 2025  admin  

Gen Townsend;”Al-Shabaab waxaa uga daran Soomaaliya waa Muddo Kororsiga” aliyaha Milatariga Mareykanka ee taliska AFRICOM General Steph Townsend ayaa khamiistii u sheegay golaha Senete-ka Mareykanka in welwelka ugu badan ee haatan ka jira Soomaaliya aanu aheyn Al-Shabaab, laakiin uu yahay deganaan la’aanta siyaasadeed ee aan xallin karin caqabadaha. Caqabadahaas ayuu sheegay kuwa ka dhex aloosan […]