26th July 2024  admin  Category :

Golaha Amaanka ee Qaramada Miboobay ayaa mar kale soo saarey qoraal ay ku miijinayaan sida ay uga walaacsan yihiin sii socoshada is-horfadhiga siyaasdeed iyo heshiis la’aanta u dhexeysa hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya ee ku aadan doorashada dalka.

Waa markii labaad ee todobaadkan gudihiisa ay Golaha Amaanku qoraal ka soo saaraan xaalada cakiran ee Soomaaliya.

Dhinaca kale Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa ergey gaar ah u magacaabey Geeska Africa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*