Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025  admin  

State Senator Omar Fateh oo ku dhawaqay in uu u sharaxan-yahay duqa Magaalada Minneapolis.

13th May 2025  admin  

Waa kuma Abu Maxamed al-Julani, hoggaamiyaha kooxda Taxriir al-Sham Iyadoo xoogagga mucaaradka Suuriya ay gaareen magaalada Xalab ee xarunta gobolka ay isku magaca yihiin, ayaa kooxaha mucaaradka waxa ay daabaceen muuqaalo nin gar leh oo gashan tuutaha milateriga kaas oo hagaya weerarka. Ninkani ayaa lagu magacaabaa Abu Mohammed al-Julani, oo ah hogaamiyaha kooxda Hayat Tahrir […]

13th May 2025  admin  

Soomaaliya wixii ka dhexeeyey iyo dowlad dhiskii waxay u muuqataa in shuruucdii la laalayo, xoogii iyo Ciidamadii Soomaaliyeed ee la sameeyeyna in Maamulo degen lagu weerarayo. Soomaaliya wixii ka dhexeeyey iyo dowlad dhiskii waxay u muuqataa in shuruucdii la laalayo, xoogii iyo Ciidamadii Soomaaliyeed ee la sameeyeyna in Maamulo degen lagu weerarayo. pic.twitter.com/qzAVlYrr6N — Ilyas […]

13th May 2025  admin  

Jubbaland ayaa soo saartay digniin ay u dirtay shirikadaha diyaaradaha inaysan kadeggin garoonka . Maanta ayay ahayd markii Raaskambooni laga jaray isgaarsiinta. Magaaladaasi waxaa iskuhaysta Dowlada Dhexe ee Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland.

13th May 2025  admin  

Mid kamid ah Ilaalada Gudoomiyhii Hore Ee Degmada Badhaadhe oo la soo xariiray Warbaahinta JubalandTV ayaa Sheegay in uu kamid yahay Ciidamadii uu iibsaday Gudoomiyihii Degmada isla markaana ay hada Xabsi guri ku yihiin Mogadisho. Mid kamid ah Ilaalada Gudoomiyhii Hore Ee Degmada Badhaadhe oo la soo xariiray Warbaahinta JubalandTV ayaa Sheegay in uu kamid yahay […]

13th May 2025  admin  

Siyaasiyiinta Isaaq, kuwooda u shaqo tegay dawladda Federaalka Soomaaliya, waxay ku guulaysteen in dhaqan yaalay Hargaysa ee ahaa in degaan nabad ah o ay beeluhu nabad kuwada nool yihin inay lacag ku bixiyaan fidno ay dhex dhigaan beelaha, si ay ugu fududaato inay xukunkooda ku faafiyaan… Had iyo jeerna waxay dhaqakan foosha xun ku fulin […]