Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th June 2025  admin  

Xildhibaan Cabdullaahi Sh. Ismaaciil oo Muqdisho ku geeriyooday Waxaa galabta Magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Allah u naxariistee xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaaciil, oo horey u soo noqday ra’isul wasaare ku xigeen, iyo wasiirka arrimaha dibadda, muddo dheerna ku soo jiray siyaasadda Soomaaliya.

9th June 2025  admin  

Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa yidhi dawada talaalka ee dalkiisu soo saaro ee Sputnik ” in laysku halayn kar sida qoriga AK47″ Russian President Putin says Sputnik vaccine is as “reliable as a Kalashnikov assault rifle” https://t.co/cMAlPczdA3 — BBC News (World) (@BBCWorld) May 7, 2021

9th June 2025  admin  

Maleeshiyaadkii Hawiye ee Farmaajo afarta Sano dhisayey oo Muqdisho dhinac kale ka degay

9th June 2025  admin  

Ciidamadii ku sugnaa qaar ka mid ah jidadka Muqdisho oo laga qaaday Ra’iisiul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray howsha lagu furayo, islamarkaana ciidamada looga qaadayo qaar ka mid ah jidadkii ku xirmay qalalaasihii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dhaqangelinta heshiiskii shalay lagu gaaray Muqdisho, oo dhigayey in […]

9th June 2025  admin  

Madaxweyne Deni Ayaa booqday Hotelka Cadduun Plaza oo laga hirgeliyay Garoowe, halkaasi oo uu kula kulmay qeybaha qeybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweyne @SaidAbdullahiDe oo caawa booqday hotelka Cadduun Plaza ee laga hirgeliyay Garoowe, ayaa dhiirigeliyay qurbojoogta Puntland ee dalka kusoo laabtay si ay u maalgashtaan. pic.twitter.com/EDmAx8SnO7 — Jama Deperani (@jama_deperani) May 5, 2021

9th June 2025  admin  

Shariif Sh. Axmed “Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhinta. Madaxweynihii Hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed “Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhinta, anigoo codkayga ku biirinaya in ciidamada qalabka sida ee geesiyayaasha aan marna la siyaasadeyn oo ay ku laabtaan xarumahoodii”. Waxaan kaloo bogaadinayaa dadaalada […]