Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th June 2025  admin  

Maamulka Hirshabelle oo eedeyn u soo jeediyay Wasaarada Maaliyada iyo Qorsheynta Dowlada Federalka Guddi dhawaan uu u magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle arrimaha fatahaadaha ayaa kulan ay yeesheen waxa ay ka soo saareen Warsaxaafadeed ay ugaga hadalayaan xaaladaha fatahaadaha ee Hirshabelle. War Saxaafadeedka ayuu guddigan waxa ay ku eedeeyeen Wasiirada Federaalka sida Maaliyadda iyo Qorsheynta […]

9th June 2025  admin  

Ciidul-Fitriga waxa ay bilaaban doontaa 13-ka bisha May, sababtoo ah bisha lama arkin Caawa, sida laga soo xigtay barta Twitter-ka ee Xaramayn Shariifayn. Guddiga Qaabilsan Raadinta Bisha ee Sacuudiga ma aysan arkin bisha Talaaladada, sida uu sheegay Xaramayn Shariifayn-ka. Maxkamadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ugu baaqday dhammaan dadka Boqortooyada in ay eegaan cirka si ay […]

9th June 2025  admin  

Ra’isul Wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin uu ka mid ahaa wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Xoghayaha […]

9th June 2025  admin  

Waare oo Dawladda Federaalka ku eedeeyey inay cunaqabatayn ku hayaan Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku eedeeyay wasaarado ka tirsan dowladda Soomaaliya inay xayireen malaayiin dollar oo loogu deeqay in wax loogaga qabto fatahaadaha wabiga Shabelle. Maxamed Cabdi Waare Madaxweynihii hore ee Hirshabelle ayaa boggiisa Twitterka ku […]

9th June 2025  admin  

Sacuudiga oo Gacanta ku dhigay Soomaali &Ajnabi kale oo Daroogo & Qaad gelinayey gudaha dalkaas  Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Xuduudaha Sacuudiga, Col.  Masfar Bin Qanam Al-Qurayni ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 25 eedeysane oo qaab dhuumaaleysi ah ku gelinayey dalkaas daroogo iyo Qaad Col.  Masfar Bin Qanam ayaa intaasi ku daray in eedeysanayaaaha lagu soo […]

9th June 2025  admin  

Qoyska reer Farmaajo oo u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qayb gelaya xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni oo ku martiqaaday xafladda qaar ka mid ah […]