Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
13th January 2025 admin
Guddiga dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka ayaa yeeshay kulan shaqo oo ay ka soo qeyb-galeen dhammaan xubnaha guddiga, kulankan ayey xubnaha guddiga diiradda ku saareen cutubyada 5-aad, 6-aad, 7-aad, 8-aad iyo 9-aad ee Dastuurka. Guddoomiyaha guddiga Burhaan ayaa warbaxin guud ka siiyay xubnaha guddiga geeddi socodka dhamaystirka Dastuurka, ayadoo dood iyo falaqayn laga yeeshay diyaarinta cutubyada […]
13th January 2025 admin
Garoowe : 18, May 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka DPL mudane Siciid Jamac Qorsheel, qaar kamid ah golaha xukuumada, xildhibaano iskugu jira DF Soomaaliya iyo Puntland, madax kale iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa maanta garoonka diyaaradaha Gen. Mohamed Abshir ku soo dhaweeyay Suldaan Guud ee Beelaha Harti Xurmadle Suldaan Siciid Suldan Abdisalaan Garaad Maxamud Cali […]
13th January 2025 admin
Suurogal ma tahay in go’aanadii ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran hirgalaan iyadoo Puntland ay qaadacday? Maamulka Puntland ayaa si wayn uga soo horjeestay go’aanadii xalay ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay. Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdulahi Deni oo maanta khudbad jeedinayay ayaa sheegay in Puntland aysan qeyb ka […]
13th January 2025 admin
War-murtiyeed laga soo saaray kooxdii mdaxweyne Culusoow isku duba ritay Waxaa goor dhow war-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka ah kuwa maamul goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir. Shirka ayaa looga hadlay qodoboo ay ka mid yihiin siyaasadda amniga, la-dagaallanka Al-Shabaab, […]
13th January 2025 admin
Waa kuma taliyihii uu awoowaha u ahaa Sayid Maxamed Cabdullae Xasan ee geeriyooday? Allaha u naxariistee waxaa dhowaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Janaraal Muxuyadiin Sheekh Cabdixakiin Sayid Maxamed oo in badan kasoo shaqeeyay dalka gaar ahaan dhinaca ciidanka. Janaraal Muxuyadiin ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay Nairobi, walow dadka qaar ee u […]