Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025 admin
“Maamulka Puntland waxaan gaarsiinaynaa Bartamaha magaalada Ceerigaabo” Wasiirka arrimaha Gudaha Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad “Ma jiro Gobal Puntland gacanteeda ka maqan Gobalka Sanaag Boqalkiiba sagaashan wuxuu ku jiraa gacanta Puntland marka laga Reebo Degmada Ceeri-Gaabo, Arrinta Gobalka Sool waxaa naga maqan magaalada Laas-caano iyaddana shaqadeeda waa socotaa iyadoona Dhiig ku daadan dhammaan Dhulka […]

7th June 2025 admin
Culusoow oo Rajo Ka Muujiyey Shirka, Kuna Baaqay in La Taageero Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Culusoow ayaa soo dhaweyay shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada uga socda Afisyooni. Xasan Culusoow ayaa rajo ka muujiyay shirka isagoo sheegay in ay filayaan in natiijo fiican ay ka soo bixi doonto Teendhada. Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeedka […]

7th June 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo galay maalintiisii labaad. Madaxda ayaa bilaabay ka doodista qodobbada turxaan bixinta u baahan ee arrimaha doorashooyinka, waxaana laga sameeyay horumar wanaagsan. Iyadoo ay sii socon doonto maalinta beri ah falanqeynta ajandayaasha horyaala shirka.

7th June 2025 admin
Maalintii koowaad ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la soo gaba-gabeeyay, waxaana Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu rajo ka muujiyay in is-afgarad laga gaari doono arrimaha la isku hayo oo ay ugu weyntahay hannaanka doorashada. “Waxaan rajeynayaa in uu guul noogu dhammaado shirkan muhiimka u ah masiirka dalka” ayuu Ra’isul Wasaare Rooble ku […]

7th June 2025 admin
Wasiirka Wasaarada Waxbada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa Barnamijka tabiyaha tvga uga warbixiyay ardayda manta ufariisatay imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada puntland

7th June 2025 admin
Rooble oo ka hadlay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka Waxaa soo gaba gaboobay maalinkii koowaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka, kaasi oo uu si rasmi ah u furay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, isla markaana uu shir guddoomiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka dalka. Ra’iisul […]