Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025  admin  

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay in garoonka Diyaaradaha Boosaaso ay haatan isticmaali karaan diyaaradaha waaweyn kuwaasoo isaga kala goosha dalka gudihiisa iyo dibadiisa. Wasiirka Duullista Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor (Gebiley) ayaa ku dhawaaqay in Duullimaadyada Caalamiga ah kasoo degi karaan Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. “Waxaa naga go’an horumarinta Duullimaadyada […]

1st June 2025  admin  

Akhriso Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland oo joojisay in Sanaag iyo Haylaan la keeno imataxaanka SNM

1st June 2025  admin  

Guddiga dhismaha Waddada Ceeldaahir Ceerigaabo Ayaa lacag dhan 50, Kun oo Doollar markii labaad kala wareegay Beesha reer Faatax oo ka mida Beelaha gobolka Sanaag oo lacagta waddadaas ugu deeqday.

1st June 2025  admin  

Booliska gobolka Ontario ee Canada ayaa sheegay in darawal si ula kac ah u jiirsiiyay gaarigiisa qoys ka kooban afar ruux halka qof kalana uu ku dhaawacmay oo Muslimiin ah. Dhibanayaasha, oo dhammaantood hal qoys ayaa markii uu falkan dhacayay waxa ay doonayeen inay ka gudbaan waddo laami ah fiidnimadii Axadda magaalada London, oo qiyaastii […]

1st June 2025  admin  

W Waa maalintaan

1st June 2025  admin  

Doorashadii ka dhacday maamulka Hargeeysa dhawaan waxaa lagu sheegay in beesha Warsangeli aysan waxba ka hellin, macnaha hal kursi xittaa. Hadaba, caqliga wannaagsan qofka uu illaahay siiyey waxa uu is weeydiin karaa sida ay taas ku dhacday, balse shaqsiga awalba aan caqliga badan u saaxiibka aheeyn waxuu qaadanayaa waxa loo sheegay. Jawaabta oo fudud ayaa […]