Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th June 2025 admin
Xubno ka tirsan Golaha wasiirada dawladda Puntland oo ka qayb galay daahfurka kal-fadhiga labaad ee golaha degaanka degmada Dhahar. Xubno ka tirsan Golaha wasiirada dawladda Puntland oo ka qayb galay daahfurka kal-fadhiga labaad ee golaha degaanka degmada Dhahar.

5th June 2025 admin
Dagaal Warbaahineed ka dhex bilabmay Murashaxiin u wada tartamaya Xildhibaanka gobolka Sanaag ee Baarlamaanka Soomaaliya. Murashax Maxamed Cabdulaahi Qablan, oo ka soo jeeda Qoys aad looga yaqaano gobolka Sanaag iyo Guud ahaan Soomaaliya ayaa dhowaan wuxuu kaga dhawaaqay magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag inuu u sharaxan yahay Xildhibaan gobolka Sanaag ee bulshada gobolka ku metelaya […]

5th June 2025 admin
Safiirka Soomaalida ee dalka Itoobiya ahna Wakiilka Soomaalida u fadhiya Midowga Afrika, Abdullaahi Ahmed Ilkojiir, ayaa warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyey maanta oo arbaci ah xoogahaya midowaga Afrika Moussa Faki Mahamat

5th June 2025 admin
Guuto ka Tirsan Ciidanka Booliska Puntland ayaa Soo Gaadhay Degmada Badhan.Ciidankan ayaa waxaa Hogaaminayey Taliyaha Cusub ee Qaybta Gobolka sanaag iyagoo watay Gadiid kala duwan kuwaas oo la Filaayo inaay ku Hawl galaan degmada . Waa markii ugu horaysay Ciidan Booliis ah oo qalabkiisa iyo gaadiidkiisu u dhan yihin ay ka howl galaan degmada Badhan […]

5th June 2025 admin
Tobankii Qof ee ka soo jeeday beesha Isaaq , todoba ka mid ah oo doorashaddii dhowayd codeeyey fikirka ninkan ayeey qabaan, Waana sababta Faysal Cali Waraabe u helay codadka badan oo ku soo magcaabayo Taliyaasha Ciidamada iyo madaxda Degmooyinka

5th June 2025 admin
Furitaanka Kal-fadhiga 48-aad golaha Wakiilada Dawladda Puntland