Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loogu soo dhoweeyay . Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa wafdiga kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan labada […]

6th June 2025  admin  

Waa maxay sababta Siyasiyiinta Hawiye had iyo jeer u tageeraan sharci darada iyo Qaran dumiska. Maamulka Falaagada ah ee Somaliland, oo sheegta inay Soomaali inteeda kale ka go’een ayaa maanta xariga ka jaray qaybo ka mid ah dekedda Berbera oo ayna dawladda Soomaaliyeed haba yaraatee waxba kala socon Booskii dawladda Soomaaliya maanta waxa buuxiyey Xabashi […]

6th June 2025  admin  

Warshada biyaha bada macaanaysa oo laga dhisayo Puntland

6th June 2025  admin  

Xaafado kamid ah Muqdisho oo Nadaafad darro looga guuray.

6th June 2025  admin  

Waa kuwee xildhibaanada & Senotorada la rabo in ay puntland ku metelaan Dawladda federalka ah ee Soomaaliya. By Hon.Abshir Said salah 1- Xilbaanada Sanadka loo baahan yahay inay qabtaan shaqo dayacantay waa inay noqdaan kuwa laga fiirsaday oo Qaadi kara Xilka iyo masuuliyadda ka saaran Dawladda puntland ee ay metelaan. 2- waa inay Noqdaan Xildhibaano […]

6th June 2025  admin  

Orodyahan asalkiisu Soomaali yahay oo ka mid ah xulka Maraykanka tartanka Olombikada Cabdixakiim Cabdiraxmaan oo ah 44 jir asalkiisu Soomaali yahay ayaa ka mid ah orodyahanada u tartamaya wadanka Maraykanka tartanka Olombikada adduunka oo dhowaan ka furmaya dalka Japan. Cabdirahman waa oradyahankii ugu da’da weynaa ee Mareykan ah ee abid u tartamaka sameeya koox ka […]