Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Magacabey Xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Qabashada Doorashada Aqalka Sare

6th June 2025  admin  

Danjire Cawaale oo la kulmay shirkado ka howlgala wax soo saarka shiidaalka iyo tiknolojiyada Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane,ayaa kulan fogaan arag ah uga qeybgalay heshiis ay si wadajir ah u galeen labada shirkadood oo ah kuwa ka howlaga dhanka shiidaalka iyo xagga tiknolojiyada. Kulanka lagu martiqaaday Danjiraha,ayaa yimid xilli ay […]

6th June 2025  admin  

Habraaca Xallinta Khilaafaadka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la soo saaray Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Habraaca Hirgelinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada dadban 2020/2021 ee heer Federal, gaar ahaan Habraaca lagu dhisay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee soo baxey 1-da Oktoobar 2020, kaasoo awood sharci ah […]

6th June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday saraakiil ka tirsan NISA Ra’iisulwasaaraha XFS oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin Soomaaliyeed looga horjoogsaday in ay ka dhoofaan garoonka Aadan Cadde,ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Shaqaalaha hay’adda NISA Cabdullaahi Kullane & taliyihii Nabad Sugidda ee groonka Aadan Cadde Cabdiwahaab Sh. Cali Ra’iisulwasaaraha XFS oo ka jawaabaya tallaabadii muwaadiniin […]

6th June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federal isagoo kula dardaarmay in ay doorashada u maamulaan si daahfuran oo ka fog eex iyo qof jecleysi. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federal isagoo kula dardaarmay in […]

6th June 2025  admin  

Inkabadan Afar kun oo arday oo wax ka baranayay Muqdisho oo ku dhacay Imtixaanka dugsiga Sare Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka dugsiyada sare ee dalka. Natiijada ayaa lagu sheegay in 34908 arday ah oo sanadkaan imtixaanka u fadhiisatay Imtixaankana ay hartay 14%, halka 86% ay Ku soo baxeen […]