Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th May 2025 admin
Maxay R/Wasaare Rooble iyo dhigiisa Boris Johnson uga wadahadleen kulankoodii UK? Ra’iisul Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa 29 -kii Luuliyo London la kulmay Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo marti geliyey dhinacyada Shirka Waxbarashada Adduunka oo lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Shir -madaxeedka ayaa lagu doonayaa in lagu ururiyo ugu yaraan $ […]

30th May 2025 admin
TARTANKA 8AAD EE GOBOLADA DOWLADDA PUNTLAND. Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdilaahi Denni, oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Mudane Jaamac Faarax Muuse, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hodan Siciid Xasan, Wasiir dowlaha Wasaaradda Fardowsa Cismaan Cigaal iyo agaasimaha guud Axmed Cabdalla Tigaana ayaa ka qayb galay furitaanka Tartanka 8aad ee goboladda Dowladda Puntland kaas oo ay […]

30th May 2025 admin
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Shacabka iyo Mas’uuliyiinta Dowladda Puntland

30th May 2025 admin
Soomaaliya oo jawaab rasmi ah ka bixisay warbixintii guddiga Midowga Afrika Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga jawaabtay warbixin ay dhowaan diyaariyeen guddi qiimayn ah oo ka socda Midowga Afrika oo ku saabsanayd mustaqbalka hawlgalka AMISOM ee Soomaaliya. Warbixintaasi ayaa ku talisay in afar qaab midkood uu yeesho hawlgalka AMISOM wixii ka […]

30th May 2025 admin
Rooble oo la kulmay madaxda Dirta Waqooyi ee ku sugan Muqdisho Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyadoo kulankaasi loogaga hadlay khilaafka siyaasiyiinta gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen […]

30th May 2025 admin
TOOS :- Xuska Sannad Guurada 23-aad ee aasaaska Puntland.