Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025  admin  

Muxuu Dastuurku ka qabaa in maamul goboleed ka tirsan dowladda federaalka uu sameysto lacag u gaar ah? Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu soo bandhigayo lacag cusub oo Puntland ay yeelato taasoo muujineysa khilaafka xooggan ee u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedka Puntland ee ku saabsan arrimaha gudaha ee Soomaaliya, […]

12th May 2025  admin  

Amarkii hogaamiyaha SNM Ciro siiyey Maleeshiyaadkiisa ayaa saaka ka bilowday degmada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag. Askarta SNM ee ka soo wada jeeda beesha Isaaq intaan lagu amrin Inay bililiqaystan guryaha beelaha Harti ee magaalada Ceerigaabo, waa kuwii horay suuqyada Ceerigabo shacabka aan hubaysnayn ugu toogan jiray oo aan mid ka mid ah loo soo […]

12th May 2025  admin  

Goobe oo wasiirka dumarka ahaa, oo xilkan aad u j jeclaaLana qabsan waayey ayaa xilkii laga bedelay. Muqdisho, Axad, 22 Diseembar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa wareegto uu soo saaray waxa […]

12th May 2025  admin  

Arin aan Soomaaliya aan horay loogu arag oo ka baxsan dhaqanka Soomaalida iyo Diinta Islaamka ayaa lagu arkay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, Dhacdadan foosha xun ee aan horay Soomaaliya uga dhicinh ee ah in haween ka tirsan maamulka Somaalilnand oo ay ilaalinyaan askarta maamulkaasi inay u dhacaan ama jabsadaan guryihii lbeelaha Harti ku […]

12th May 2025  admin  

Maamulka Suuriya oo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA ayaa maanta oo Sabti ah warisay in maamulka cusub ee dalkaaso uu magacaabay wasiirka arrimaha dibadda iyagoo doonaya in ay dhisaan xiriir caalami ah laba toddobaad kaddib markii xukunka laga tuuray Bashaar Al-asad. Taliska guud ee talada haya ayaa Ascad Xasan al-Shibani u […]

12th May 2025  admin  

Maxaad kala socotaa Shanta madaxweyne ee Afrikaanka ah ee la dilay ka dib markii la afgambiyay? Sida wadamada kale ee aduunka, qaarada Afrika kama aysan badbaadin inqilaabyada rayidka iyo militariga. Laakiin mararka qaarkood afgembiyadani waxay horseedaan in la dilo madaxdii xukunka laga tuuray. Madaxweynayaashaas waxaa ka mid ah kuwo la afgambiyay oo aan la dilin, […]