Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th April 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Rooble oo aaladda fogaan aragga kula shiray Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka Kulan fogaan arag ah oo ay caawa yeesheen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uuna shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga wadahadlay dardargalinta howlaha doorashooyinka Dalka. Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Golaha uga warbixiyay halka ay mareyso xallinta khilaafka ka […]

29th April 2025 admin
Xulka Gobolka Sanaag oo tababar ay ugu diyaar garoobayaan ciyaarta gobolka Bari ku sameeyey Magaalada Garoowe.

29th April 2025 admin
Xogtii u dambaysay ee ciidanka lagu tababarayey Eritrea Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay askarta Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ee soo baxsanaya oo sii kordhaya. Galka Baarista waxa uu la hadlay askar dhowaan kasoo baxsatay dalkaas oo qaarkood soo gaaray Soomaaliya. Dhinaca kale, xog uu helay Galka Baarista ayaa […]

29th April 2025 admin
Marabbigii Beelaha Garxejis oo ka guulaystay Jegaanta Xildhibaanada dhawaan la soo doortay ee SBM ayaa u doortay guddoomiye Marabiga Cabdirizaq Khaliif Axmed. Cabdirisaq Khaliif oo ay wateen beelaha Garxejis ayaa helay 43 cod halka Yaasiin Faratoon oo Jeegaanta ka socday uu ka helay 39 cod. Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaanada dhawaan la soo doortay […]

29th April 2025 admin
Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiyo iyada iyo Kenya Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya aysan aqbali doonin dhex-dhexaadin ku saabsan muranka xuduudda badda ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa hadalkan jeediyey isgaoo ka jawaabayey warqad la sheegay in Midowga Afrika […]

29th April 2025 admin
Xildhibaankii ugu da’da yaraa ee loo soo doortay Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Gabadhan D’ada yar ee ku dhalatay Luuq, Gedo, ee kasoo jeeda beesha Hariin waxay ilma adeer la tahay madaxweynaha Koonfur Galbeed Lafta-gareen, waxayna bedeleysaa Senator Ilyaas Cali Xasan oo kasoo jeeda beesha Eelaay. Kursigan oo ay laheyd beesha Eelaay, ayuu gebi ahaan […]