Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th April 2025  admin  

Maxamed Xasan Dhalo oo ku biiray Warbaahinta BBCda ayaa Warbixin BBC SOMALI TELEVION uga diyaariyey Doorashada Aqalka Sare ee Puntland .

29th April 2025  admin  

War-saxaafadeed laga soo saaray kulankii Uhuru iyo Rooble Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo dhoweeyey soo celinta xiriirka diblomaasiyadaeed ee Soomaaliya iyo Kenya. Hadalkan ayuu ku sheegay war saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Kenya. Kenyatta ayaa sidoo kale ku sheegay war saxaafadeedka inuu waacusub u beryay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya. Kenyatta ayaa hadlayey kadib markii uu […]

29th April 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhow ka ambabaxay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda dalka Kenya. Booqashada Ra’iisul Wasaare Rooble ee dalka Kenya ayaa la xiriirta sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu wadaa inuu magaalada xeebta ku taal ee Mombasa […]

29th April 2025  admin  

Soomaaliya waxeey ku jitaa xilli doorasho, balse waxaa soo baxaya khillaf ku aadan in heshiisyo la geli karo iyo in kale inta doorashada lagu guddo jiro. Ma tahay waqti la isku qabsado heshiis baa la geli karaa iyo lama geli karo? Caqliga salliimka ah waxa uu noo sheegayaa in maadaama doorasho lagu jiro ay macnaheedu […]

29th April 2025  admin  

LIISKA MUSHARIXIINTA KU TARTAMAYA 11 KURSI EE PUNTLAND KU LEEDAHAY AQALKA SARE.

29th April 2025  admin  

Afka Soomaaliga ayaa ka mid noqday afafka sida rasmiga ah looga isticmaali doono gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, waaxaana la ansixiyey in dugsiyada lagu barto. Af Soomaaligu waa afka saddexaad ee dadka ugu badan ku hadlayaa Minneapolis.