26th April 2024  admin  Category :

Afka Soomaaliga ayaa ka mid noqday afafka sida rasmiga ah looga isticmaali doono gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, waaxaana la ansixiyey in dugsiyada lagu barto.

Af Soomaaligu waa afka saddexaad ee dadka ugu badan ku hadlayaa Minneapolis.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*