Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland, Bashiir Jaamac Maxamed, iyo Masuuliyiin uu horkacayo oo ay kamid yihiin Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Siciid Axmed Jaamac (Badmaax), Gudoomiyaha Waxbarshada degmada Badhan Maxamed Siciid Carab ayaa booqday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraca Puntland ee degmadda Badhan. Agaasimaha faraca Puntland ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Mudane, Caydaruus Axmed […]

30th April 2025 admin
Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay Xaflad lagu tageerayo Saynab Ismaaciil Tiinbiye oo ah xalidhaban aqalka sare ee Dawladda Faderalka Soomaaliya

30th April 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qaahira ku booqday Hooyga uu ka deganyahay Madaxweynihii hore ee dalka Cabdiqaasim Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hogyiiga magaalada Qaahira ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo uu ka siiyay warbixin guud oo ku saabsan xaaladda dalka, hannaanka ay u socdaan […]

30th April 2025 admin
Guddiga Doorashada Heer Federal oo isku khilaafay Habraaca Doorashada Aqalka Hoose Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Federaal ayaa sheegay in aan la isku raacsaneyn habraacii maanta ka soo baxay Guddiga doorashada. Sidoo kale waxaa habraacan diidan Guddiyada doorashada heer Dowlad Goboleedka ee SEIT. Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer Federaal iyo xubno ka tirsan guddiga […]

30th April 2025 admin
Rooble oo kulan la qaatay Golaha Wasiirrada dalka Masar Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga ku wehelinaya booqashada uu ku joogo dalka Masar ayaa kulan laba geesood ah la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas iyo xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirrada. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda iyo wafdigiisa ayaa kala hadlay Ra’iisul Wasaare Mustafa Madbuuli […]

30th April 2025 admin
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo kulan ay yeesheen ku go’aamiyey shir ka dhaci doona Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan aragga kaas oo ay ka qeyb galeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo ka kooban Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir. Golaha […]