Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025  admin  

Maalintii Laascaanood la duqaynayey waxay ku doodayeen Laascaanood qurux badan ayaa la dhisayaa If the concept of a "double standard" were personified, it would take the form of Edna Aden—— seriously. 👀 The initial video dates back to last year, during which her clan was bombarding Lasanod, to which her reaction was, “flatten Lasanod, we […]

12th May 2025  admin  

Nadaxweyne Culusoow yo dagaalka uu kula jiro beel Soomaaliyed. Maqaalka, Maqaalka hoose waxan qornay 13 sano ka hor

12th May 2025  admin  

Warbixin xaaladda dadka kasoo barakacay ceerigaabo- Xarunta Cilmi baarista & horumarinta HADAF.

12th May 2025  admin  

Gacan yaraha M.Culusoow oo u gefay beesha Sade Daarood Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibada Soʻmaaliya Cali Balcad ayaa u gafay odayaasha dhaqanka iyo Isimada Gobolka Gedo, asagoo sheegay inay u shaqeeyaan Itoobiyaanka oo muddo dheer la macaamiliyeen. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibada #Soomaaliya Ali #Balcad oo u gafay odayaasha dhaqanka iyo Isimada Gobalka #Gedo asagoo sheegay inay […]

12th May 2025  admin  

Faahfaahin ka soo baxaysa dagaalka ka dhacay Dacawaley Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaallo culus oo ka dhacay deegaanka Dacawley ee degmada Xarshin ee gobolka Faafan ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Inkastoo xogta laga heli karo halka dagaalku ka socdo ay adag tahay sababo la xiriira isgaarsiinta oo go’an, haddana waxaa la soo […]

12th May 2025  admin  

Wasiirka Amniga Soomaaliya Abdullahi Sheikh Ismail “Fartaag”ayaa lagu bahdilay gobolka Gedo f