Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Koobkii ciyaaraha ee Puntland iyo Kooxaha Puntland diidka ah ee Muqdisho Dhowaan ayeey ahayd markii koobka ciyaaraha ee gobolada Puntland ay soo dhamaadeen oo ay guushu ku raacday gobolka Hayland. Ciyaaarihii dhex maray gobolada Puntland oo ay ku guulaysteen gobolka Hayland waxa soo qaban qaabiyey, diyariyey kharashkooda bixyey oo amnigooda sugayey dawldda Puntland iyo maamulka […]

30th April 2025 admin
Dawladda Puntland ayaa 10 gaadiid oo iskugu jira sideed gaari oo nooca dagaalka ah oo hubkoodii uu saaranyahay, booyad iyo Ambalaas ugu deeqday kuna wareejisay Dawladda Galmudug taas oo ka qayb ah iskaashida iyo la dagaalanka Argagixisada .

30th April 2025 admin
Kooxdii ku guulaystay Koobka Puntland ee Mooryaanta Muqdisho casumeen ayaa maamulka Puntland u diideen inay ka dhoofaan garoomada Puntland. Xukuumada Puntland ayaa ku hawlan hakinta socdaal ay Xamar ku tegi lahaayeen Xulka kubadda cagta gobolka Haylaan ee ku guulaystey Koobka goboladda Puntland, warkan oo Warbaahinta Daljir heshay ayaa sheegay in Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo […]

30th April 2025 admin
Maxaa ka jirka Shirka Beesha Warsangeli ay ku yeelan doonaan Xaafadda Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir? Xiriiro badan oo aan la samaynay Waxgaradka, aqoonyahana, Qurba joogta iyo isimada Warsangeli ee ku sugan dal iyo dibadba , oo u jeedaddisu hayd si aan wax uga ogaano shir la sheegay in beesha Warsangeli ay ku qabsan doonto Xaafadda […]

30th April 2025 admin
Waraysi laga qaaday Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad HOOS KA DAAWO https://fb.watch/7G2HMufd_c/

30th April 2025 admin
Wasiir hore oo loo xiray lacag uu ‘xaday’ oo uu aroos ku galay Wasiir hore oo ka tirsanaa dowladda Malawi ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay in lacagaha dowladda dadweynaha uu u adeegsaday maalgelinta arooskiisa oo ka dhacay dalkaas. Charles Mchacha wuxuu xilliggaas ahaa wasiirka waraabka, waxaana lagu eedeeyay in lacagaha dadweynaha uu ku […]