Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag ayaa la sheegay in dhowr qof ay u dhinteen Xauunka Covidka , halka inta la ogyahay dad boqol kor u dhaafay ay la il daran yihiin xanuunkaas oo ay dadkaasi yhiin kuwo Cisbitaalka oo markii horeba qalab fiican aan haysan ku jiraan iyo kuwa Guryahooda la jooga Xauunka oo aan […]

30th April 2025  admin  

Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa soo saaray jadwal doorasho oo cusub . Haddaba Ma kula tahay doorashada Madaxweynaha gaari doonto 2022?

30th April 2025  admin  

Magaalada Qardho waxa lagu caleema-saray Xuseen Qaasim Xasan oo ka mid noqonaya isimada dhaqanka Puntland.

30th April 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay kiiska Ikraan Tahaliil Faarax ayaa sheegay in aan lagu qanci karin xogtii Hay’adda Nabad Sugidda, isagoo faray Agaasimaha NISA in uu 48 saac gudohood ku soo gudbiyo warbixin dhammeystiran, shacabkana ugu baaqay in ay is dajiyaan.

30th April 2025  admin  

Tani waxay caddeyn u tahay wadashaqaynta hay’adda Nabadsugida iyo Al-Shabaab.

30th April 2025  admin  

Allaah ha u naxariistee Sahal Maxamed Sahal oo 35 sano jir ahaa ayaa Sabtidii lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana sida ay sheegeen Booliska Toronto Sahal iyo laba gabar oo la socday rasaas lagu furay, xilli ay waddada marayeen. Saddexdooda ayaa dhaawac ahaan loo geeyay Isbitaalka, walow Allaha u naxariisee Sahal uu markii […]