Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025  admin  

Ahmed Hussen oo ka tirsan xisbiga Liberal ee dalka Kanada (Canada) ayaa mar kale dib loo soo doortay. Sidoo kale, waxaa ka qeeyb galayey doorashada ka dhaceeysay dalka Kanada illaa afar kale oo Soomaali ah, balse weey adagtahay ineey afartaa kale ay ka guulleeystaan xisbiyada kale ee tartanka kula jira.

1st May 2025  admin  

Garoowe: Maamulka Puntland ayaa heshiis la galay qaar ka mid ah shirkadaha dhismaha ee ka hawlgala Puntland si ay u dayactiraan waddooyin iyo buundooyin ku yaal laamiga dheer ee isku xira Gaalkacyo iyo Boosaaso. Nairobi: Professor Cabdiwahaaab Cabdisamad oo dhawaan ay ka afduubteen dawladda Kenya isaga oo magaalada dhexmaraya ayaa warar soo baxaya waxeey sheegayaan […]

1st May 2025  admin  

Maamul goboleedyada dalka ayaa ku baaqay ineey kulan isugu yimaadaan magaalada Garoowe. Tallaabadan ayaa ah mid lagu badbaadinayo dalka kadib markii caalamka iyo ummadda Soomaaliyeed ay isla arkeeyn qaska uu Ra’iisal Wasaare Rooble ka dhexwado dalka iyo ka weecashada hawlihii loo igmaday. Ra’iisal wasaaraha waxa uu ka leexday shaqadii loo diray ee aheeyd in dalka […]

1st May 2025  admin  

Shirkii Guddiga Amniga Qaranka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu hore u iclaamiyay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu qabsoomo maanta oo ay taariikhdu tahay 18-09-2021 dib ayaa loo dhigay, waxaana idinla soo wadaagi doonnaa xilliga ugu habboon ee uu qabsoomi karo.

1st May 2025  admin  

Jubbland iyo Puntland oo ku kulmay degmada Dhahar ee gobolka Hayland

1st May 2025  admin  

Soomaaliya iyo Shirka Golaha Ammaanka ee khilaafka siyaasadda Soomaaliya