Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd May 2025 admin
Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland mudane C/laahi Maxamed Xasan ayaa booqasho iyo kormeer ku tegey Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraca Puntland Badhan. Wasiirka oo ka mid ahaa asaasayaashii jaamacadda ayaa kulamo la qaatay Maamulka jaamacadda isla markaana indha-indhayn ku sameeyey xafiisyada kala duwan iyo shaqada ka socota. Wasiirka waxa booqashada ku weheliyey Guddoomiyaha […]
2nd May 2025 admin
Ma Runtii Baynu Qarxinaa[sc_embed_player_template1 fileurl=”https://allsanaag.com/images/audio/heeso/31

2nd May 2025 admin
Madaxda Soomaalidu maxay isku hayaan? yaase diidan maslaxadda dalk iyo Dadka Kulamo ay la yeesheen guddiga dhexdhexaadinta ka dhex wada Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa laga helayaa qoddobada laga wadahadlay kuwaasoo u muuqda mid ay adag tahay in heshiis ay gaaraan labada dhinac. Guddiga ayaa qodobadan soo […]

2nd May 2025 admin
Cheif Caaqil Abdirashiid 《Dabaare》 Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Ceerigaabo

2nd May 2025 admin
Wasiirka Qorsheeynta DF ee Soomaaliya, Jamaal Maxamed, ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Dhahar, wasiirka ayaa ka soo degay magaalada Garoowe. Intii uu safarka dhulka ku soo jiray wasiirka, waxaa magaalda Qardho loogu sameeyay qado Sharaf. Hadaba wasiirka oo ku sugan magaalada Dhahar ayaa yiri, “Waad maqasheeyn in qolyo ay isku dayeen in kulankeena uusan dhicin, […]